Maxay Ahayd Fariintii C.I.D-da Ee Muuse Biixi Ka Qayliyay?

0
Sunday June 19, 2022 - 12:02:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ahayd Fariintii C.I.D-da Ee Muuse Biixi Ka Qayliyay?

    "Maanta oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka badbaaday isku daygii dil…."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maanta oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka badbaaday isku daygii dil…."

Hargaysa (HWN) Xoghaye Ku-xigeenka wax barshada xisbiga WADDANI  Aftax Siciid Jaambiir  ayaa Xasuusiyay Muuse Biixi xili fariin ay udireen Ciidanka C.I.D-du oo Muuse Diiday in tago xarunta C.I.D.

Xoghayaha oo qoraal uu kaga hadlayo dhacdadaasi baahiyay ayuu qoraalkiisu udhignaa sidan:-

 

"Muusaw Barigii uu Axmed Aw Cali Shabeel Taliyihii C.I.D-da ee Xukuumaddii Daahir Riyaale, uu fariinta kuusoo diray in lagaa doonayo Xarunta C.I.Dda waadigii intaad Afka gacanta galisay lahaa "Tollaayeey Axmed Aw Cali Shabeel baa i xidhaya", waadigii xamili waayay farriinta ee Ciidanka hubaysan ku xaraystay Guriga.



Maanta oo Cabdiraxmaan  Cirro uu  ka badbaaday isku daygii dil ee qorshaysnaa, Ciidankii Ilaalinayayna aad Xeryahoodii ugu yeedhay ma waxaad doonaysay in uu isagoo Shacaba aad gurigiisa ka soo ka xaysataan.


Haddii Cid lagu soo eedaynayo Khiyaamo Qaran adigaa Qofka Koobaad noqonaya oo fariin C.I.Dda kaaga timid Ciidan hubaysan Guri ku xaraystay”.


Waxaa kacsan oo meel adag maraya khilaafka ka dhashay doorashooyinka Somaliland, taasi oo sababtay in ciidanka Booliska Somaliland fariin digniin ah udiraan Musharax Ciro oo ay sheegeen in uu ciidan ku urusanayo gurigiisa Hargaysa

Loading...
Loading...