Tarsanow Tolkaa Kulama Qabo,Taad Isleedahaye,Tuke Baalcad Baadnoqon,Haddaanad Dhimin Taraarkaagan.

0
Saturday June 18, 2022 - 10:11:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tarsanow Tolkaa Kulama Qabo,Taad Isleedahaye,Tuke Baalcad Baadnoqon,Haddaanad Dhimin Taraarkaagan.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILLAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.



      

 

TARSAN TALO WUXU BIDAY,TOW INUU YIDHAADA,


TAAGTII WUU DADAALAYE,TAMAR BAANU HAYNO,


TIIRAANYADII CARAR,SACABKAANA LAGU TUMAY,


TURXAANBU QABAA CUDUR,KUNA TAAGAN WELIGI,


ISTUS BAY KA TAHAYO,TABUU YAQAANO WEEYAN

,

TANI UMA HORAYNINE,TIRO MA LEH SHIRUU TEGAY,


LOOGA TUURAY DIBADO,AY TUKHAANTUKHEEYEEN,


TAB WEEYAAN U LEEYAHAY,ISTUSKAANU DAYNAYN,


TIISU KAY DHAMAATAAN,TAAG NALOGA HELAHAYNE,


TUNKUNBA LA SOO QABANE,HA TIRSADO DHARARA,


TARXUN TARANSI MA LEHE,ISAGUUN BAY U TAALAA,


TIINKANU BEERANAAYIYO,WAXANU TABCANAYAAYE,


TOLKIISOW QABSADA,INTAAN TAABKA LAGU DHIGIN,


                  ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...