Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Abaaraha oo gaaray degmada Buulo Burde

0
Wednesday June 15, 2022 - 10:58:25 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Abaaraha oo gaaray degmada Buulo Burde

    Wafdiga Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdiga Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya



Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay


Wafdiga Ergeyga waxaa kamid ah xubna ka socda hay’adda cuntada adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaanno WFP, waxaana ujeedka safarkooda lagu sheegay u kuur gelidda xaaladda abaaraha iyo nolosha danyarta abaaruhu ay saameeyeen.



 

Wafdiga Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa kulamo la yeelanaya mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.


Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa muddo dhowr sano ah ay u go’doonsan tahay Ururka Al-Shabab, waxaana go’doonka ka dhashay dhibaatooyin saameyn ku yeeshay dadka Shacabka ah.

Loading...
Loading...