Qaar Kamida Dadkii Lagu Xidh Xidhay Mudaharaadkii Hargeysa Oo Maxkamad La Horgeeyay

0
Tuesday June 14, 2022 - 16:32:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Kamida Dadkii Lagu Xidh Xidhay Mudaharaadkii Hargeysa Oo Maxkamad La Horgeeyay

    "Dadkan ayaa waxaa kujira Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadkan ayaa waxaa kujira Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka"

Maxkamadda Golbolka Maroodijeex ayaa Maanta la horkeenay 9- Kamida dadkii dhawaan lagu Xidh xidhay   Mudahaarkii Hargaysa ka dhacay, iyadoo  ay Maxkamaddu Xoriyadoodi dib ugu  soo Celisay  9 -Kaasi Muwaadin.



Maalinta Khamiista ayaa   Maxkamada Gobolka Maroodi -Jeex  la horkeeni  doona dadka kale ee qaarkood jeelka Mandheera ku xidhanyihiin ee lagu qabtay Mudaharaadkii Hargeysa ka dhacay

 

Dadkan ayaa waxaa kujira Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, kuwaasi oo eheladoodu sheegeen in loodiiday inay booqdaan isla markaana loogeeyo Gogol

Loading...
Loading...