Xukuumada Oo Shaacisay Eedaha Loohaysto Muwaadin Reer Jabuutiya Oo Gabilay Ku Xidhan

0
Tuesday June 14, 2022 - 15:02:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Shaacisay Eedaha Loohaysto Muwaadin Reer Jabuutiya Oo Gabilay Ku Xidhan

    "Sidoo kale xeer Ilaalinta ayaa Aarre, ku soo oogay eed ah in uu Aflagaadeeyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sidoo kale xeer Ilaalinta ayaa Aarre, ku soo oogay eed ah in uu Aflagaadeeyay"

Hargaysa (HWN) Aarre Saleebaan Cawleed, oo ah Wiil reer Jabbuuti oo Gabilay ku xidhan ayaa lagu soo eedeeyay in loo haysto in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti isagoo ku sugan gudaha Somaliland.

 

Warqadda Eedda ayaa lagu sheegay in Aarre, madaxweynaha Jabbuuti ku tilmaamay " Dilaa” iyo weliba in uu shayaadiinta la shaqaysto.

 

Sidoo kale xeer Ilaalinta ayaa Aarre, ku soo oogay eed ah in uu Aflagaadeeyay qoyska madaxweyne Geelle.


Loading...
Loading...