Xildhibaanadii Barlamaanka Iyo Kuwii Deegaanka Maxaa Kala Fadilay?kuwii Deegaanka Maxaa Wanaajiyay?

0
Saturday June 11, 2022 - 11:18:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanadii Barlamaanka Iyo Kuwii Deegaanka Maxaa Kala Fadilay?kuwii Deegaanka Maxaa Wanaajiyay?

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash

Sida aan ognahay waxa la doortay xildhinaadii gollayaasha deegaanka iyo kuwii wakiilada isku mar.

 

Kuwaas oo deegaankii intooda badan noqdeen matalaad shacab iyo maayaro wanaagsan kuwaa oo dalka u hagranayn una banbaxaya dhismihiisa hagaajintiisa iyo ka shaqaynta wada jirkiisa iyo isku duubnimada shacabkiisa.

 

Waxa xusid mudan maayarka caasimada oo ila hadda wada dhabada saxan ee wanaaga badan iyo ku dadaalida waaheen isaga oo kaashanaya  dawlada dhexe iyo hoggaamiye muuse cabdi.

 

Waxase nasiib daraha in gollihii wakiiladu kasoo baxeen qaar buuq siraata ah oo  qalalaasa la taagan Oo maalin kasta hortaagan fagaaraha warbaahinta horteeda kuwaa oo xiiqsan mar marna is feedhaya nasiib daro!!! Haddaba gollihii wakiilada masidaasba u danbaysay?!!!!

 

Xil macnaheedu waa masuuliyad balse Guddoomiyaha barlamaanku waa nin wax garada oo cAqliyad badan ka muuqato wan mr khaliifee waxana uu taaganyahay danta guud wuuna doorbidaa.

 

Balse kuwan yaryari badanaa waa qaar tuush ordaaya oo aan garanayn wixii loo doortay

Hamse Riiraash 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...