Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Friday June 10, 2022 - 10:59:24 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

    Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin



Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo saarka ayaa goobtabka sheegay inMadaxweyne Xasan Sheekh ay ku martiqaadeen inuu Turkiga yimaado.


Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo uu ka siday Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyob Erdogan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.



 

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya, waana dowladdii ugu horreeysay ee usoo gurmatay sanadkii 2011-kii markii dalka ay ka dhacday abaar xoogan.

Loading...
Loading...