Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Somaliland Wariyayaal Iyo Mas'uuliyiin Xabsiga Loo Taxaabay

0
Thursday June 09, 2022 - 11:24:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Somaliland Wariyayaal Iyo Mas'uuliyiin Xabsiga Loo Taxaabay

    Banaanbaxa Kasocda Somaliland oo Dad Badani Lagu wax Yeeleeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaanbaxa Kasocda Somaliland oo Dad Badani Lagu wax Yeeleeyay


Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa ciidamada Police-ku xabsiga u taxaabeen.

Xoghaye Yuusuf Kayse, ayaa kamid ahaa masuuliyiintii saaka ka qeyb-galay mudaharaadkii salmiga ahaa ee ka dhacay Hargaysa.
May be an image of 1 person



Wariye Xamse Geelle oo ka tirsan Saab TV ayaa Ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga u taxabeen


May be an image of 1 person and text that says 'NARKA AB TV'

 

Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Waddani ayaa xabsiga loo taxaabay.


May be an image of 1 person and text that says 'LILAND NATIONAL AR ISBIGA ADDANI ALILAND NATIONAL PARTY XISBI WADDA B SOMALILAND NATIONA'

Maxamed Sadiiq Dhamme ayaa la gaadhsiyay Jugo culus.

Dhamme oo hada khadka Talefoonka igala hadlay ayaa ii sheegay inay xaaladiisu culastahay oo xubno tiro badan oo bilaa dirays ah u qaateen xaafada laynka booliska ka dibna halkaas ay ku gaadhsiyeen dhaawacyo badan oo culus.
May be an image of 1 person
 

Loading...
Loading...