Magacyada Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaradka Oo Xabsiga Lootaxaabay

0
Thursday June 09, 2022 - 11:23:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2080
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaradka Oo Xabsiga Lootaxaabay

    Magacyada Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaradka Oo Xabsiga Lootaxaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyada Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaradka Oo Xabsiga Lootaxaabay

Hargaysa (HWN) Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa ciidamada Police-ku xabsiga u taxaabeen.



Xoghaye Yuusuf Kayse, ayaa kamid ahaa masuuliyiintii saaka ka qeyb-galay mudaharaadkii salmiga ahaa ee ka dhacay Hargaysa.


Sidoo kale Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga WADDANI Maxamed Faarax Cabdi ayaa xabsiga loo taxaabay.

Loading...
Loading...