War Degdeg Ah: Maxamed Sadiiq Dhamme Oo La Gaadhsiiyay Dhaawacyo Culus

0
Thursday June 09, 2022 - 11:19:53 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Maxamed Sadiiq Dhamme Oo La Gaadhsiiyay Dhaawacyo Culus

    "Xogahaye Dhame ayaa kamid ah Masuuliyiinta mucaaradka ee maanta horkacaya mudaharaadka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xogahaye Dhame ayaa kamid ah Masuuliyiinta mucaaradka ee maanta horkacaya mudaharaadka"

Hargaysa (HWN) Xoghaye Dhamme ayaa sheegay inay xaaladiisu culastahay oo xubno tiro badan oo bilaa dirays ah u qaateen xaafada laynka booliska ka dibna halkaas ay ku gaadhsiyeen dhaawacyo badan oo culus.



Xogahaye Dhame ayaa kamid ah Masuuliyiinta mucaaradka ee maanta horkacaya mudaharaadka salmiga ah ee ay u dhawaaqeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

 

Dhinaca kale warar hordhac ah ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo ka tirsan Xisbiga Wadani,waxaa sidoo kale jira siyaasiyiin kale oo iyagana la xidhay.


Warkan Oo Faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dambe

Loading...
Loading...