Waddamada Ay Ka Socdaan Madaxda Ka Qayb Gelaysa Caleema Saarka Madaxwaynaha Somaliya

0
Thursday June 09, 2022 - 10:06:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddamada Ay Ka Socdaan Madaxda Ka Qayb Gelaysa Caleema Saarka Madaxwaynaha Somaliya

    Madaxda ka qeyb galeysa, ayaa waxaa kamid ah:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda ka qeyb galeysa, ayaa waxaa kamid ah:

Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kusii qul qulaya madaxda iyo wufuudda ka qeyb galeysa caleema saarka Madaweynaha Soomaaliya.

 

Madaxweynaha la caleema saarayo ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku guuleystay madaxnimada doorasho dhacdey bishii hore.

 

Madaxda ka qeyb galeysa, ayaa waxaa kamid ah:

 

Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar GeelleRa’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, Ra’iisal wasaaraha Masar, Mostafa Kamal, iyo madax kale.


Loading...
Loading...