Gudoomiyaha Wakiiladda oo qaabilay Wakiilka Ingiriiska ee somaliland

0
Wednesday June 08, 2022 - 10:59:11 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Wakiiladda oo qaabilay Wakiilka Ingiriiska ee somaliland

    Kulanka dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Wakiilka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Wakiilka


Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Ms. Lizzie Walker oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa.


Kulanka dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Wakiilka Somaliland u joogta Dawladda Ingiriiska, ayaa lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan xidhiidhka wada shaqayneed ee xafiiska Dawladda Ingiriiska ee Hargeysa iyo Golaha Wakiillada Somaliland iyo arrimo kale oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka iyo sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafka siyaasiga ah ee dalka.



Kulanka waxaa goob joog ka ahaa La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Xasan Xiis iyo Muhumed Khadar oo ah Madaxa siyaasadda iyo wada xidhiidhka ee Xafiiska Ingiriiska ee Magaalada Hargeysa

Loading...
Loading...