Halgankiii Iyo Laf Dhabartii Dhabta Ahayd Ee Beesha Arab Sheekh Isxaaq.

0
Wednesday June 08, 2022 - 08:49:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Halgankiii Iyo Laf Dhabartii Dhabta Ahayd Ee Beesha Arab Sheekh Isxaaq.

    W/Q: Qoraa Abdiraxiin Shugri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Qoraa Abdiraxiin Shugri

1 Magaca SNM waxa bixiyey nin kasoo jeeda beesha Arab isaaq  Waana Ex xildhibaan hore ( mataan )



2 Xarunta SNM waxay ahayd baligubale oo ah meel xarun u noqotay dhaqdhaaqii jabahada


3 Suldaankii ugu horeeyay ee ku biira jabhada


Suldaan maxamed suldaan faarax suldaankii guud ee beelwaynta Arab


4 Sheekii ugu horeeye ee ku biira SNM sheekh sancaani


5 xoolaha ugu badan ee jabhadu cunis iyo calaf kaleba u isticmaali jirtay waxay ahayn xoolaha Arab isaaq


6 mujaahidintii waa wayna ee xoog iyo xeeladba u isticmaali jiray jabhadu SNM


7 deegaanada Arabku waxay ahaayn kuwa u mudada dheera ee dagaalku ka socday ilaa malintii lugu dhawaaqay ilaa maalintii la soo galay dalka waxa si xidhiidha ugu socday dagaal toosa oo aan kale joogis lahayn


8 maxaa sababay in baligubale loo doorto meeshii halganka ilayn isaaq wada xuduud bu dagaaye


in ay tahay meel ku haboon halgan ahaan

in Arabku yahiin reer laysku halayn karo

In Arab ku yahiin daacad la dareena isaaqa oo dhan

In sahaydu fududahay marka loo eego deeganada kale

In beesha arab ku badnayn jaajuusnimada marka loo eego dadka kale ee isku haybtayahiin

Markinka bari iyo galbeed ba fududahay

Xoolo dhaqato aad u badan oo ay ku samato bixi karaan


9 In ay beeshu halganka dawlada lugula jiray ay tahay reerka ku xoog , xoolo iyo xiniiyo beelay


10 In beesha Arab yahiin dadkii ugu badnaa ee halganka ku jiray Rag iyo dumarba

 

W/Q: Qoraa Abdiraxiin Shugri

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...