Xukuumada Oo Ardayda & Macalimiinta Udirtay Fariin Hanjabaada Oo Ku Saabsan Mudaharaadka

0
Tuesday June 07, 2022 - 18:06:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Ardayda & Macalimiinta Udirtay Fariin Hanjabaada Oo Ku Saabsan Mudaharaadka

    "Warqaddan ayaa ku soo beegmaysa xilli mucaaradku qaban qaabinayaan mudaharaad"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Warqaddan ayaa ku soo beegmaysa xilli mucaaradku qaban qaabinayaan mudaharaad"

Hargaysa (HWN) Wasiirka Waxbarashada Somaliland ayaa Ardayda ka mamnuucay in ay ka qayb-galaan bannaan-baxyo.



Warqaddan ayaa ku soo beegmaysa xilli mucaaradku qaban qaabinayaan mudaharaaddo Xukuumadda lagaga soo horjeedo

No description available.

Loading...
Loading...