Cunto Yarida Iyo Nafaqadarrada Ka Jirta Soomaaliya Oo Laga Deyrinayo

0
Tuesday June 07, 2022 - 09:11:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cunto Yarida Iyo Nafaqadarrada Ka Jirta Soomaaliya Oo Laga Deyrinayo

    "Dhanka kale waxaa cirka isku shareeray qiimaha la kala siisto raashinka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhanka kale waxaa cirka isku shareeray qiimaha la kala siisto raashinka"

Cunto yarida iyo nafaqadarrada ka jirta Soomaaliya ayaa laga cabsi-qabaa inay horseeddo macaluul dalka ka dilaacda xilli markale uusan si wanaagan u di'in roobkii la filayay.

 

Dhanka kale waxaa cirka isku shareeray qiimaha la kala siisto raashinka halka dedaallada gargaarka bini'aadamnimo ay liitaan sababo la xiriira dhaqaale wanaagsan oo aanay helin hay'adaha gargaarka.

 

Arrintaas ayaa waxa ay sababtay in 160% ay sare u kacaan dadka cunto yarida ku soo dhacaya, kuwa gaajoonaya iyo kuwa cudurrada ay ugu dhaceen gudaha Soomaaliya.


Loading...
Loading...