Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Saxafi Cumar Seerbiya

0
Sunday June 05, 2022 - 15:07:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Saxafi Cumar Seerbiya

    "Cumar ayaa xadhigiisa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay Facebook"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cumar ayaa xadhigiisa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay Facebook"

Saxafi Cumar Seerbiya ayaa sheegay in lagu xidhay garoonka Diyaaradaha ee Hargaysa.



Saxafi Cumar oo ka hawlgala Telefishanka Astaan ayaa daadihiya Barnaamijka Fanka.


Cumar ayaa xadhigiisa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay Facebook, mana uusan raacin qoraalkaasi sababta loo xidhay.

 

Loading...
Loading...