"Muuse Dawlad Nimada Waxa Uu Uyaqaanaa Waddo Looxidho" Gud. Faysal

0
Saturday June 04, 2022 - 12:08:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Dawlad Nimada Waxa Uu Uyaqaanaa Waddo Looxidho" Gud. Faysal

    "Waligii Subax kuma soo toosin in uu dalkiisa wax u qabto"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waligii Subax kuma soo toosin in uu dalkiisa wax u qabto"

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Muuse Biixi Dawlad nimada uyaqan jid looxidho "Muuse Biixi, wuxuu dawladnimada u yaqaan waddo loo xidho iyo jid la lugeeyo. Waligii Subax kuma soo toosin in uu dalkiisa wax u qabto” Guddoomiye Faysal.

Gudoomiye Faysal ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu kuleeyahay Tuwiterka


Loading...
Loading...