Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Sheekh Cabdilahi Muuse Diiriye
. Anigoo ku hadlaaya magaca Gudddoonka Baanka Dhexe iyo kan shaqaalaha,
waxaan tacsi u dirayaa qoyska, ehelka, qaraabada, xigto iyo xigaalka uu
ka baxay Alle ha u naxariistee Sh. Cabdilaahi Muuse Diiriye, waxaan si
gaar ah u tacsiyeynayaa Saacaado Sh. Cabdillaahi, Maamulaha Baanka Dhexe
Laanta Boorama, iyo bulshoweynta Awdal oo uu u ahaa sheekh iyo oday
nabadoon ah, caana ku ahaa arrimaha bulshada...
Waxaan marxuumka Alle uga baryayaa inuu qabriga u nuuro, ugana dhigo
beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, ehel iyo asxaabna uu waafajiyo samir
iyo duco.
Axmed Xasan Carwo
Agaasimaha Guud
Baanka Dhexe ee Somaliland AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...