Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dhibaatada Sicir-bararku Ku Hayo Shacabka Somaliland

0
Thursday June 02, 2022 - 09:51:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dhibaatada Sicir-bararku Ku Hayo Shacabka Somaliland

    "Sicir bararrkani wuxuu dhacayaa xili dakhilaga qofka muwaadinkaa soo galaa uu isna hoos u dhacay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sicir bararrkani wuxuu dhacayaa xili dakhilaga qofka muwaadinkaa soo galaa uu isna hoos u dhacay"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka hadlay xaalada nololeed ee shacabka Somaliland haatan soo wajahday.



Xoghayaha ayaana intaasi ku dary in aanay haatan shacabku qaadi Karin qiimo korodh ku yimaada Korontada "Maanta sicir bararku wuxuu marayaa meel aad u xun oo uu saameeyay dhamaan qaybaha nolosha.


Sicir bararrkani wuxuu dhacayaa xili dakhilaga qofka muwaadinkaa soo galaa uu isna hoos u dhacay dadkuna ay dareemayaan xanuunka dhaqaale ee gubashadii suuqa Waaheen iyo abaarta. Maanta markale dadkeenu ma awoodaan in hadana qiimihii laydhku uu kor u koco.


Waxaan u soo jeedinaynaa shirkadaha laydhka inay isku noqdaan oo u naxaan dadkeena ay ka dhex ganacasanayaan oo ah dad awoodooda dhaqaale aad hoos ugu sii dhacayso”

Loading...
Loading...