Rooble oo magacaabis Sameeyay

0
Wednesday June 01, 2022 - 10:52:25 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo magacaabis Sameeyay

    Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh



Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan.


Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9 bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Gobolka.





 
Loading...
Loading...