Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Maanta Booqanaya Baydhabo

0
Tuesday May 31, 2022 - 09:55:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Maanta Booqanaya Baydhabo

    "Boqashada Madaxweynaha ayaa la sheegay in ay daaranthay arrimaha…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Boqashada Madaxweynaha ayaa la sheegay in ay daaranthay arrimaha…"

Waxaa maanta laga dareemayaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay qaban qaabada soo dhaweynta Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta lagu wado in uu halkaasi safar ku tago.

 

Boqashada Madaxweynaha ayaa la sheegay in ay daaranthay arrimaha abaarahaiyo arrimo kale oo la xiriira.

 

Socdaalkan ayaa la xiriira sidii uu Xasan Sheekh wadahadalo ula yeelan lahaa C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen.

 

Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur Gakbeed & Bulshada Magaalada ayaa u diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxeeynaha Soomaaliya.


Loading...
Loading...