Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Ururada Rayidka ah Ee Somaliland

0
Monday May 30, 2022 - 15:27:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Ururada Rayidka ah Ee Somaliland

    "waxaanu soo dhaweeyey in Ururada Bulshada Rayidka ah qaataan kaalintooda waddaniyeed"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaanu soo dhaweeyey in Ururada Bulshada Rayidka ah qaataan kaalintooda waddaniyeed"

Hargeysa-(HWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay Ururada Rayidka ah ee Somaliland, Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka ku soo foolka leh, xoojinta nabad-gelyada iyo kaalinta Ururada Bulshada Rayidka ah ku leeyihiin arrimaha Qaranka. Waxaanu Madaxweynuhu uga xog waramay xaaladda dalka, waxaanu soo dhaweeyey in Ururada Bulshada Rayidka ah qaataan kaalintooda waddaniyeed.


Loading...
Loading...