Qaraxyadii Shaanida Ee Hargaysa Ka Dhacay Xiligii Khilaafku Ka Dhexqarxay KULMIYE

0
Monday May 30, 2022 - 10:17:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyadii Shaanida Ee Hargaysa Ka Dhacay Xiligii Khilaafku Ka Dhexqarxay KULMIYE

    30 May 2014, maanta oo kale qaraxyadi Shaanida!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

30 May 2014, maanta oo kale qaraxyadi Shaanida!

Hargaysa (HWN)  Xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay qaraxyo loo adeedgsan jiray Shaanida oo ka dhacay magaalada Hargaysa.



Qaraxyadan ayaa dhacay xiligii uu Siilaanyo Somaliland ka ahaa Madaxwaynaha xilligaasi oo khilaaf soo kala dhex galay Xisbiga KULMIYE.

 

30 May 2014, maanta oo kale qaraxyadi Shaanida!

"Qaraxyadu waxaa ay bilaabmeen markii uu khilaafka KULMIYE soo shaacbaxay, waxaana aad layaab u leh in Rag waaweyn oo mudakara in khilaafkii maamul ee u dhaxeeyey KULMIYE dhexdiisa in ay gaadho oo koo isticmaalo ama lagu fekero in khalkhalgelin nabad galyada qaranka ah ay isku dayaan" Wasiir Warancadde oo ka hadlaayey qarxayadii Shaanida ee aminga halista ku ahaa!


8 Sano kadib dalka waxa hoggaaminaaya isla KULMIYE oo Shaani iyo amnidarro lagu eedaynaayey waqtigaa, maanta waxa diidan yihiin xaq Dastuuriya Mudaharaad salmiya oo nabad ah. muddadi ay Mucaaridka ahaayeen waxay arkayeen inta maanta Mucaaridka joogaa arkayaan. Somaliland SNM way xoraysay ee may xoraysan! Xisbiyada Mucaaridku waxay ku baaqayaan nabad iyo wadajir.

Loading...
Loading...