Aqoonyahan Madaxwaynaha Ka Codsaday In Uu Cafiyo..
Madaxwayne Ha la is cafiyo Ciidwanaagsan na
Madaxwayne Qoraalkan Waa Kooban Yahay Balse Dhxurkiisu Waxaa
Weeyi .. In la isa saamaxo Madaamoy lagun jiro Aakhrikii Bisha Ramadaan
..
Shacbiga Somaliland Maanta Waxay Ubaahnyhiin Horumar Iyo Hiigsi
Umadeed In Lag Hogaamiyo Hadaba Waxaan Jecelaystay In Naftyda iyo
Naftaadaba Aan Iyo Umada Muslmiinta Ahba Xasuusiyo In la Iscafyo Loona
Midoobo Danta Qaranka iyadoo laiska Iloobayo Xajiimooyinkiii Doorashada
.
Laba Arimood Baa ayaa Loo Bahanyahay .....
Laba Arimood Baa ayaa Loo Bahanyahay .....
1- In Umadu isaamaxdo Madaxwayuhuna Saamaxo Shacbigiisa .Khalad walboo dhacayna la isa saamaxo
2- In Mucaarid iyo Muxaafadba Loo midoobo Danta Qaranka ...
Hadii Sidaas Aan Samayno Waxaan Filayaa Dalku In uuna Furfurmayn Umaduna Ay Fahmidoonto Horumarku Halka Kujiro..
Samaxnaakum Dhamaantiin Ana Ha la isaamaxo...
Rajab Ismail Salah......
Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada .
[email protected]
0634416899

AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...