Mucaaridyow Kardhanaya, Kursan Dhiig Ku Koraya, Kaskayaganaygelahayn, Kulmiye Eedu Leeyahay, Korka Maxawgu Ridateen.

0
Friday May 27, 2022 - 12:01:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaaridyow Kardhanaya, Kursan Dhiig Ku Koraya, Kaskayaganaygelahayn, Kulmiye Eedu Leeyahay, Korka Maxawgu Ridateen.

    W/Q: Ismail Abdillahi handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi handuleh.

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],


Tu khaas ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.



 

Karka waxa ka keena,kulayl weeye dherigoo,


Kaftankii asxaabtiyo,kornayladu cirku koray,


Kulmiyaan daraadii,Kursiga dhiig ku koraya,


Kama siisanayno,Kaskayagaanay gelahayne,


Karamada ha segina,mucaridka kardhanayo,


Kulmiye eedu leeyahay,korka hayska saarina,


Kuli waynu aragna,Indho weeye kor waayeel,


korodhsimo doondoonku,Koolkoolin beenaad,


ku daya weeye ururada,Kodhka loo toltolaya,


Karaar jebiya ururadan,Soo kadaaliyaayana,


Kaalinta yaanay gaadhine,Korodhsiimo bixiyo,


Karis xuneey wax ku la’aw,Waa laga korguure,


                            Ismail Abdillahi handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...