Dawladaha Hoose Haw diyaar garoobaan Doorasho Cusub" Garyaqaan Mubaarig cabdi

0
Thursday May 26, 2022 - 09:57:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladaha Hoose Haw diyaar garoobaan Doorasho Cusub" Garyaqaan Mubaarig cabdi

    Xeer L/R 14 waa Hal xeer oo Fulintiisu aanay kala hadhayn waa mid qudha lamana kala reebi karo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer L/R 14 waa Hal xeer oo Fulintiisu aanay kala hadhayn waa mid qudha lamana kala reebi karo"

"Ka dib dhaarintii iyo Anisixintii Xubno ka mid ah Guddida Diiwan galinta iyo Anisixinta Axsaabta Qaranka JSL oo ku aasaasan qaybta 3aad ee Xeer L/R 14/2011 oo ah kii Asalka ahaa ee lagu gali jiray Doorashooyinkii Urrurada oo ku sidkan Golayaasha deegaanka Maadama oo aanu jirin Xeer ama Habraac gaar ah oo lagu doorto urrurada iyo Nidaamkaa kala reebistooda iyo xalinta khilaafadkooda waxa sharci ah " IN GOLAYAASHA DEEGAANKU ISKU DIYAARIYAAN DOORASHOOYIN CUSUB".



Waxa waajib ah in xeerarka qaybna la fulin qaybna laga tegin ee la wada Fuliyo sidaa awgeed maadama oo wax ka bedalka kali ah ee sharciga ahi uu yahay kan la sameeyay 2011 waa in dib dawladihii hoose loo doorta sidu xeerku Tilmaamayo, ileen iyagaa lagu kala saaraya urruradee.


Xeer L/R 14 waa Hal xeer oo Fulintiisu aanay kala hadhayn waa mid qudha lamana kala reebi karo”

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...