Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda Ee Dhawaan Lagu Dhawaaqay.

0
Thursday May 26, 2022 - 09:23:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda Ee Dhawaan Lagu Dhawaaqay.

    "Kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo labada xisbi mucaarad galabta sheegeen in ay joojiyeen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo labada xisbi mucaarad galabta sheegeen in ay joojiyeen"

Hargaysa (HWN) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa caawa kulan la qaadanaya qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha Ururrada siyaasadda ee dhawaan lagu dhawaaqay.



Sida ilo-xogogaal ah ay xaqiijiyeen Dadka caawa madaxweynuhu casuumay waxa ku jira Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, Cabdilaahi Darawal iyo Cabdirisaaq Ataash, oo dhawaan saddexduba shaaciyay Ururro siyaasadeed.


Kulanka caawa ee guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda iyo madaxweyne Biixi, ayaa ku soo beegmaya iyadoo labada xisbi mucaarad galabta sheegeen in ay joojiyeen wadahadaladii ay xukuumadda kula jireen.

Loading...
Loading...