Muxuu Yidhi Qamuunyo

0
Wednesday May 25, 2022 - 18:07:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yidhi Qamuunyo

    W/Q: Ibrahim Hawd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ibrahim Hawd

Muxuu yidhi Qamuunyo, aniguna muddo xileed aan dastuuri ahayn baan korodhsanayaa sabab la'aan, idinkana xisbiyadiinna muddo aan dastuuri ahayn baan idiin kordhinayaa sabab la'aan? Ergadii dhexdhexaadinta Midowga Yurub baa wayddiisay "Doorashadu sow dastuurkiinna ku ma qorna maxaad rabtaa?!" Kuye: "Weligayaba dastuur ku ma aannu dhaqmin." "Oo haddaa maxaad u samaysateen ee ku falayseen?" "Wallaahay ma garanayo."

 

Wallaahay baan ku dhaartay ee meeshaasi waa guri qaxaabadeed. Ummad dhan iyo dawladdeedii iyo dastuurkeedii waxaa ka muhiimsan shakhsi saqajaan ah doonistiisa saqajaannimada ah. Yacniga isaga ayaa sida segegerka nacnaca uu intiisii cunay ka sii dabo ooyaya. Umadda iyo dastuurkeedu wax macne ah ma laha waayo isaga ayaa nacnac kale sii raba!

 

IBRAHIM HAWD


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...