Gudida Horuumarintaaay Milil Korkii Lama Dhayo.

0
Wednesday May 25, 2022 - 12:04:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Horuumarintaaay Milil Korkii Lama Dhayo.

    W/Q: M Bashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M Bashe

Marka hore waan salaamayaa cidkastoo Xil iska saartay inay la hadasho  Muse BIIXI iyo dhibaatada soo muuqatay ee UU Muse KA dhex wado Haanakii Distoorka iyo doorashooyinka ee WADANKU ku socday oo UU cadaystay Inaan cidi la tartamin ee xisbi qudha UU wadanka ka taliyo sidaasuu Komishankii ku kala diray xisbiyadii QARANKA a ku baabiyey, SOMALIDU waxay tidhaa BELAAYO MADAXAA LA qabataa Bay leeday ee daba la qabto male. Belaayada ka JIRTA Somaliland ee Doorashadii diidan, ee Distoorku diidan, ee xoolihii wadanka ku tagri falaysa, ee hebelaw ama Suldaan aw Xildhibaan Madaxa jebel golihii Baarlamaanka feedh yaa faranji, shirgudoonka is laaya, isaguna UU Faysal qacan u qaaday Waar GUDIDA HORUUMAR INTA ISKU SHEEGAYSA EE SULDAAN FAALSIHII UU MUSE DOORTAY LAGA GARTAY MUSE AYAA IDINSOO DIRTAY MILILBAA KORKII DHAYEYSAAN, DAGAALKA WADANKA KA SOCDA MUSE BILAA BAY MUSE A DAGAAL UUN BAA JOOJIYAA EE SHEEKO UMA JEEDO OO WAA NIN KIBIRSAN OO XIDIGAA ISLA MARAYA.

 

WAA GUDIDA HORUUMAR INTA MUSE BIIXI LA BAXDAYEY DIB U FADHIISTO OO AFKII NA KA JEEDIYA XISBIYADA OO LA JOOGA CARRABKIINA DALABTA LEH.

 

 

GUDOOMIYAHA HORUUMAR INTA IYO DOORASHOOYINKA

W/Q: M Bashe


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...