Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Ka Socday Hay'adda Save The Children

0
Monday May 23, 2022 - 14:13:42 in News by
  • Visits: 921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Ka Socday Hay'adda Save The Children

    "Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay mashaariicda horumarineed"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay mashaariicda horumarineed"

Hargeysa-(HWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madaxa Hay’adda Save The Children International ee dalalka Barriga iyo Koonfurta Afrika, Mr. Ian Vale oo markii u horaysay safar bookhasho ku jooga ku yimid Somaliland.




Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay mashaariicda horumarineed ee ay dalka kawado hay’adda save the Children xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed ee dawladda iyo hay’adda sidii loo dardar-gelinlahaa, waxaana ku wehelinaayey madaxa dalalka Barriga iyo Koonfurta Afrika kulankaasi masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan xafiiska ay save the Children ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.

Loading...
Loading...