Wadda Hadaladii Xukuumada Iyo Mucaaradka Somaliland Oo Burburay & Sababta

0
Monday May 23, 2022 - 08:42:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadda Hadaladii Xukuumada Iyo Mucaaradka Somaliland Oo Burburay & Sababta

    "Ballanta labada dhinac ayaa ahayd inay ka wada hadlaan muranka doorashooyinka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ballanta labada dhinac ayaa ahayd inay ka wada hadlaan muranka doorashooyinka"

Hargaysa (HWN) Wadahadaladii loo balansanaa ee Mucaaridka Iyo Xukuumadda Madaxweyne  Biixi ayaa burburay, taas oo loo balansanaa 18-may kadib.



Fashilka wadahadaladii labada dhinac ayaa yimi kadib markii Biixi uu saaray shan-xubnood oo isaga ka hooseeya kana tirsan Xisbiga Kulmiye inay wadahadalada la furaan labada Xisbi mucaarid, arrintaas oo keentay inay ku gacan saydhaan mucaaridku iyagoo ku dooday in aanay wadaxaajood la furayn Xubno aanay talladu ka go’in.


Ballanta labada dhinac ayaa ahayd inay ka wada hadlaan muranka doorashooyinka, lama garanaayo waxa badalay ballantaas hore oo ummadda  Somaliland si weyn uga dhag taagaysay waxa kasoo bixi doona.

 

 

 

Loading...
Loading...