Rooda Cabdi Muuse Oo Jawaab Kulul Siisay Xinif

0
Sunday May 22, 2022 - 13:42:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooda Cabdi Muuse Oo Jawaab Kulul Siisay Xinif

    "Awoow yaashay habarjeclo waa niman tolkood iyo Burco-ba jecel"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Awoow yaashay habarjeclo waa niman tolkood iyo Burco-ba jecel"

Hargaysa (HWN) Rooda Cabdi Muuse oo dhawaa Hargaysa kaga dhawaaqday urur siyaasadeed cusub ayaa ka jawaabtay hadal maanta ka soo yeedhay Gudoomiye Xinif oo ku saabsan Ciro iyo Faysal.



Xinif ayaana saaka weerar afka ah ku qaaday hogaanka xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Rooda oo ujawaabaysa Gudoomiye inif ayaa tidhi:-

 

"Xinifow faysal iyo ciro waa laba oday oo rer sheikh isixaaqa waa hogaamiyayaal bulsho oo xisbiyo qaran iyo bulsho hogaan u ah.  Ma gayaan sidaad ula hadlayso waxay ka midyihiin haldoorkeena. Waliba waa laba nin oo waawayn. 


Haldoorkeena in sidaa birma gaydada ah loola hadlaa waa xaaran iyo dibjir nimo.

Awoow yaashay habarjeclo waa niman tolkood iyo Burco-ba jecel laakiin waxaa qaameeya nin liita oo sida dumarka qaar faraha taagtaagaaya Oo colaada iyo nabada midna wax ka tari karin.” Rooda Cabdi Muuse

Loading...
Loading...