Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Shaaheeyay Dadweynaha Reer Burco SAWIRO

0
Saturday May 21, 2022 - 14:56:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo La Shaaheeyay Dadweynaha Reer Burco SAWIRO

    Guddoomiyaha iyo bulshada ayaa si qoto dheer isaga xaal waraystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha iyo bulshada ayaa si qoto dheer isaga xaal waraystay


Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka qaar ka mid ah dadweynaha Burco kula shaaheeyay miiska siyaasadda lagu falanqeeyo ee maqaaxida shaaha ee Cirro.



Guddoomiyaha iyo bulshada ayaa si qoto dheer isaga xaal waraystay siyaasadda iyo xaaladda guud ee dalka, islamarkaana si kal furan isu waydaarsaday kaftan siyaasadeed iyo qorshaha xisbiga ee doorashada Madaxtooyada 13 Nov.


Guddoomiyaha waxa wehelinayay xoghaye ku xigeenka xisbiga MD Jamaal Jaamac Xaamud, Xoghayaha Amniga MD Ibraahin Ducaale Boos, Xoghayaha biyaha MD Bashiir Cumar Geelle, xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka iyo masuuliyiin kale.






Loading...
Loading...