Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta oo dib u qarxay iyo khasaaraha ka dhashay

0
Thursday May 19, 2022 - 18:08:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1664
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta oo dib u qarxay iyo khasaaraha ka dhashay

    Goob ay dad barakacayaal ah ku sugan yihiin ayuu ka dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goob ay dad barakacayaal ah ku sugan yihiin ayuu ka dhacay

Khasaaraha ka dhashay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta ka dhex qarxay | Qaran News


Dagaallo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa dib uga qarxay deegaannada galbeed ee gobolka Sitti ee dalka Itoobiya.


Colaaddan ayaa soo cusboonaatay maalmo kaddib markii hoggaamiyeyaasha labada dhinac ay heshiis ku kala saxiixdeen magaalada Jigjiga.


Goob ay dad barakacayaal ah ku sugan yihiin ayuu ka dhacay dagaalkan ugu dambeeyay, sida uu BBC-da u sheegay Xaaji Cali Muuse oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka Sitti.


Waxa uu intaas ku daray in isku dhacaas uu sababay khasaare isugu jira 2 dhimasho iyo 3 dhaawac ah.

Video content


bbc/somali
 
Loading...
Loading...