"Shacabka Waxaan Leeyahay Haka Werwerina Xisbiyada Mucaaradka" Ciro

0
Thursday May 19, 2022 - 09:43:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Shacabka Waxaan Leeyahay Haka Werwerina Xisbiyada Mucaaradka" Ciro

    "waa in doorashada Madaxtooyadu wakhtigeedu ku qabsoontaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waa in doorashada Madaxtooyadu wakhtigeedu ku qabsoontaa"

Hargaysa (HWN) Murrashax Madaweyne ee Xisbiga Waddani  Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in uu ka xunyahay inay weli xidanyihiin Saxafiyiin ka mid saxaafada Somaliland.

 

Sidoo kale waxa uu shacabka usoo jeediyay in ayna ka werwerin xisbiyada mucaaradka.



"Shacabka Somaliland waxaan leeyahay, wax werwer ah ha ka qabina Xisbiyada Mucaaradka ah. Waxaan ka xumahay in weli aanay xoriyadoodii helin saddex Suxufi oo ka mid ah Saxaafadda Somaliland.


Waxaan ugu baaqayaa Xukuumadda in ay Xoriyaddooda u soo celiso Saddexdaa Suxufi ee xidhan, waa in doorashada Madaxtooyadu wakhtigeedu ku qabsoontaa, diiwaan gelintuna xilligeedii bilaabantaa"  Murrashax Madaweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro.

Loading...
Loading...