War Deg Deg Ah:- Ciyaaryahan Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

0
Saturday June 01, 2019 - 14:57:49 in News by
  • Visits: 4703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Ciyaaryahan Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

    War Deg Deg Ah:- Ciyaaryahan Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Ciyaaryahan Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi


Kooxda kubada cagta saville ee ka dhisan wadanka Spain ayaa shaacisay inuu shil gaadhi ku dhintay ciyaaryahankeedii Jose Antionia Reyes oo 35 jir ahaa.

Sevilla have confirmed that Jose Antonio Reyes has died after being involved in a car accident.


Way soo saartay kooxda Saviile ayaa lagu sheegay in ciyaaryahankani uu ku dhintay shil gaadhi " xidigii ay jeclayd kooxda Saville ee Jose Antonia Reyes waxa uu ku dhintay shil gaadhi, nabad ayaan u rajaynaynaa” ayaa lagu yidhi fariin lagu baahiyey boga Twitter-ka ee kooxda Saville.


Ciyaaryahankan geeriyooday ee Jose Antonia Reyes ayaa sideedii sanadood ee ugu dambeeyey u ciyaarayey kooxda Saville isaga oo ka soo mid noqday kooxdaha Athletic Madrid iyo Real Madrid ee dalka Spain isla markaana ka mid ahaa kooxdii Arsenal ee sanadkii 2003-2004 ku qaadday horyaalka Ingiriiska iyada oo aan laga badin.


Sidoo kale dalka Spian oo uu u dhashay ayuu u saftay 21 tartan oo caalami ah.


Halkan Guji Si Aad U Akhrisato


Loading...
Loading...