War Degdeg Ah: Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Caawa Kulan Yeelanaya

0
Monday May 16, 2022 - 20:04:19 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Caawa Kulan Yeelanaya

    "Wixii kulankaas ka soo baxa marka uu dhamaado ayaanu shacbiga uga warami doonaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wixii kulankaas ka soo baxa marka uu dhamaado ayaanu shacbiga uga warami doonaa"

Hargaysa (HWN) Midawga Yurub ayaa caawa isa soo hor fadhiisin doona Madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha labada xisbi Mucaarad.



Kulankan ayaa ka qabsoomaya Xarunta Madaxtooyadda, waxaana sidaasi shaaciyay Xoghayaha Guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo yidhi "Waxaa caawa kulan ay fududaysay EU-du isugu Iman doona Madaxwayne Muse Biixi iyo Madaxda labada xisbi qaran ee mucaaradka ah. Wixii kulankaas ka soo baxa marka uu dhamaado ayaanu shacbiga uga warami doonaa"

Loading...
Loading...