Faallo :- Farmaajo 4 Nin Baa Ridey.

0
Monday May 16, 2022 - 09:33:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallo :- Farmaajo 4 Nin Baa Ridey.

    Xil. Axmed Nuur Guruuje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xil. Axmed Nuur Guruuje

Maxamed cabdilaahi farmaajo oo mar haystey 4 sanadood oo fursad siyaasadeed ah oo uu ku abuuran karayay fursado badan oo diyaasadeed hadii uu si fiican uga faaidaysto furasadaa uu haystey caawa ayuu salaanka si kama danbaysa uga dhacey , habase dhacee waxaa is waydiinle farmaajo maxaa ridey ? .



Anigga aragtidey farmaajo 4 nin baa ridey , 4 nin oo kala ah :-

1 - Dibindaabyo daarood .farmaajo  baladwayne ,jawhar ,   baydhaba Iyo mogdisho waa ka adkaadey , hasa ahaatee  Garoowe iyo kismaayo ayaa u quturey oo lawyadda dhulka u dhigey .


2  - Dumar iyo caruur  . Farmaajo wuxuu ahaa ni ku tiirsan taladda dumarka iyo caruurta jibaysan oo aan dadka waawayn iyo waayo araga jeclayn tallo maatiyeedna midhiheedu waa sidan .


3 - madax adkaan . Farmaajo wuxuu ahaa nin madax adag oo aan waxba la marsiin madax adkaanina wuxuun bay keentaa in maalinta aad baahato lagaa madax adaygo .


4 - dabin siyaasadeed .farmaajo wuxuu ku dhacey dabin siyaasadeed oo la yidhaahdo muddo kordhin dabinkaasina farmaajo hortii wuxuu sahayday madaxwayne riyaale oo mudada loo kordhiyay mudo kordhintuna waa dabin siyaasadeed siyaasadeed oo laggu jabo .


Xil. Axmed Nuur Guruuje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...