DEG DEG Hasan sheikh Oo Doorashi kaga adkaaday Farmaajo.

0
Monday May 16, 2022 - 00:07:56 in Highlights by
  • Visits: 438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Hasan sheikh Oo Doorashi kaga adkaaday Farmaajo.

    Waxayna Taasi Ka Dhigan tahay Mudane Farmaajo Inuu Xilka Ku Wareegin Doono Madaxweyne Xasan sheikh oo 2017kii uu Xilka kala Wareegay.. See less

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxayna Taasi Ka Dhigan tahay Mudane Farmaajo Inuu Xilka Ku Wareegin Doono Madaxweyne Xasan sheikh oo 2017kii uu Xilka kala Wareegay.. See less


Madaxweynaha 10aad Ee Soomaaliya ayaa Waxaa Ku guuleestay Mudane Xasan sheikh Mohamud.


Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu noqday mas’uulkii ugu horreeyay ee si Dimuqraaddi ah ay Soomaaliya Madaxweyne loogu doortay 2012.


Sidoo kole Doorasho uu isagu qabanqaabiyay looga adkaaday 2017 ayuu si sharaf ah xilka ku wareejiyay.


olole dheer Kadib ee mar kale Madaxweyne Xasan sheikh Mohamud Ayaa Loo Doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Waxayna Taasi Ka Dhigan tahay Mudane Farmaajo Inuu Xilka Ku Wareegin Doono Madaxweyne Xasan sheikh oo 2017kii uu Xilka kala Wareegay..
Loading...
Loading...