"Inta Uu Sharcigu Soo noqonayo Waanu Aamus-naanaynaa…Xildhibaan Bulqaas

0
Saturday June 01, 2019 - 14:30:34 in News by
  • Visits: 2786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Inta Uu Sharcigu Soo noqonayo Waanu Aamus-naanaynaa…Xildhibaan Bulqaas

    "Inta Uu Sharcigu Soo noqonayo Waanu Aamus-naanaynaa…Xildhibaan Bulqaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Inta Uu Sharcigu Soo noqonayo Waanu Aamus-naanaynaa…Xildhibaan Bulqaas

 

Hargaysa(HWN)Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiiladda ee deegaan ahaan laga soo doortay gobolka sanaag ayaa sheegay in xaaladdaha ka taagan deegaanka badhan ay xukuumadu in badan ka dhaga adaygtay.





Xildhibaan bulqaas dhinaca kale waxa uu sheegay in xildhibaanadii xasaanada lahaa loogu daadanayo guryahoodii oo xukuumadu xidhayso,waxaana uu cadeeyay inta uu sharcigu soo noqonayo in ay aamusnaan doonaan waxaana uu yidhi.


"wax badan ayaan ka hadlay xaaladdaha badhan ka taagan oo xukuumadu ka dhago adaygtay oo waliba waxba ka qaban wayday runtiina maanta waan ku hambalyaynayaa xukuumadu horumarka ay ka gaadhay gobolka sanaag waxa kale oo aan maanta yidhahaan majirto...sidaas ayaa uu yidhi Xildhibaan Bulqaas oo u waramay saab tv


Intaas waxa uu ku daray xildhibaan bul-qaas oo hadalkiisa siiwata waxaana uu yidhi."Mid kale hadli maayo waayo waa ramadaane lakiin waxa layidhi xildhibaanadii guryaha ayaa loogu daadanayaa oo sharcigiiba waa layska laabay oo dastuurkii iyo xasaanadii xildhibaanadu shaqayn mayaan,lakiin wax kale odhan maynee inta sharciga la soo celinayo waanu aamus-naaynaa.


Loading...
Loading...