Soltelco Oo Ka Jawaabay Hadal Ciro Ka Soo Yeedhay

0
Saturday May 14, 2022 - 09:29:01 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soltelco Oo Ka Jawaabay Hadal Ciro Ka Soo Yeedhay

    "November 13 qiyaamuhu ma dhacayee"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"November 13 qiyaamuhu ma dhacayee"

Hargaysa (HWN) Maayirkii hore ee Hargeysa haddana ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco ayaa  ka jawaabay khudbad uu  Musharrax Cabdiraxmaan Cirro, ujeediyay dhalinyarada Hargaysa, taasi oo ku saabsan in dhalinyaradu ku mudaharaado Muuse Biixi haddii uu doorashada Wakhtigeedii uu ku qaban waayo.

 

"Inta aydaan Dhalinyarta quruxda Badan ee reer Hargeysa mudaharaad ugu yeedhin keena kuwiina Finland iyo Masar ku raaxaysanaya.

November 13 qiyaamuhu ma dhacayee waa maalin maalmaheena caadiga ah ka midda hadii Alle yidhaahdo".

 

Maalintii shalay ayay hogaanka xisbiga Waddani ay kulan ay la yeesheen dhalinyarada Hargaysa ay ku booriyeen inay Muuse dalka laga badbaadiyo una diyaargaroobaan dhalinyaradu xadhiga iyo xabada Xukuumada Muuse Biixi.


Loading...
Loading...