Qabiilada Ay Kasoo Kala Jeedaan 39 Musharax Ee Utartamaya Madaxweynenimada Somaliya

0
Thursday May 12, 2022 - 15:47:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiilada Ay Kasoo Kala Jeedaan 39 Musharax Ee Utartamaya Madaxweynenimada Somaliya

    "Halkan kaga bogo tirada Musharraxiinta tartankan u taagan iyo Qabaa'ilka ay ka soo jeedaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Halkan kaga bogo tirada Musharraxiinta tartankan u taagan iyo Qabaa'ilka ay ka soo jeedaan"

Muqdisho, May 12, 2022- (HWN)- Shalay iyo maanta waxa xerada Teendhada Afisiyoone ee Magaalada Muqdisho ka soconaya khudbadaha ay soo ban dhigayaan Musharraxiinta Madaxweynaha u taagan dalka Soomaaliya kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay 39 Musharrax.



Musharraxiinta sannadkan u taagan mansabka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee isu soo taaga iyada oo Beesha Hawiye ay ka soo jeedaan Musharraxiinta ugu badani.


Halkan kaga bogo tirada Musharraxiinta tartankan u taagan iyo Qabaa’ilka ay ka soo jeedaan: 


1. Shariif Shiikh Axmed (Abgaal)

2. Hassan Sh.Maxamuud (Abgaal)

3. Daahir Maxamud Gelle.(Abgaal)

4. C/qaadir Cosoble Cali  (Abgaal)

5. C/laahi Cali Xasan(Abgaal)

6. Jamaal ibraahim Cabdi (Abgaal)

7. Cadow Cali Gees (Abgaal)

8. Maxamed Cabdiraxman Siriini (Abgaal)

9. Cumar Cabduqaadir Axmad (Abgaal)

10. Jabriil Ibraahim  Cabdule (Abgaal)

11. Nucmaan Sh.Tuurre (Abgaal)

12. Thaabit cabdi Maxamed (Abgaal)

13. C/raxman C/shakuur Warsame (Habar Gidir)

14. C/raxmaan Ablaal (Habar Gidir)

15. Saciid Ciise Maxamuud (Habar Gidir)

16. Axmad Geele Xaaf (Habar Gidir)

17. Mahad Axmed Diiriye (Habar Gidir)

18. Maxamuud Daahir Aweys (Habar Gidir)

19. C/Kariim Xuseen Guuled (Habar Gidir)

20. C/naasir  Cabdulle (Habar Gidir)

21. Xasan Cali Kheyre (Murusade)

22. Cabduqaadir Jaahwayn (Murusade)

23. Cismaan Xasan Weheliye (Murusade)

24. Saciid Cabdullahi Deni (Majeerteen)

25. Maxamed Amiin faarax (Majeerteen)

26. Maxamad C/lahi Farmajo (Mareexaan)

27. Cabdi Cali Xasan (Mareexaan)

28. Cabdi Aadan Hoosow  (Raxanweyn )

29. Maxamad Cabdi Kuusow( Raxanweyn )

30. Bashiir Xaji Cali (Dhulbahante)

31. C/raxman Maxamed (Dhulbahante)

32. Ridwaan Xirsi Maxamad (Isaaq)

33. Fowziya Xaaji Yuusuf (Isaaq)

34. Mukhtaar Maxamad Sayid (Ogaadeen)

35. Cabduqadir Sh.Cali Baqdadi (Surre)

36. Sakariye Maxmuud Xaaji (Leelkase)

37. Dr.Husein Abdi Nunow (Gaaljecel)

38. C/Nur Sh.Maxmed (Xawaadle)

39. Abuukar Aadan Cade (Ujeejeen)

Loading...
Loading...