Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Iyo Waxa Laga Rabo Ciyaartooga.

0
Saturday June 01, 2019 - 12:34:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Iyo Waxa Laga Rabo Ciyaartooga.

    Ciyaaruhu waa shay aad u muhiima.marna waxa ku jira caafimaad oo maahmaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaruhu waa shay aad u muhiima.marna waxa ku jira caafimaad oo maahmaah
 carbeedbaa  ahayd maskaxda fayow waxa ay ku jirtaa jirka fayow.haa.

ciyaaraha ama sportiga dhalinyarada dhexdeeda waa is barasho iyo is dhex gal ay dhalinyaradu isku dhex gali karaan iskuna  baran karaan,kuwaas oo laga raysan karo waxbadan .dhiiri galin u noqon karta nolosha aayahooga.


kollay waxa la qabtaa koobab ay ku ciyaaraan dhalinyarada kala duduwan ee ku nool xaafada gobolada iyo degmooyinka.kuwaas oo labada dhinacba u diyaar garoobaan guul iyo guul daraba.

kuwa laga guulaystaa maaha inay xanaaqaan lakiinse waa inay u arkaan inay guulaysteen,kuwa guulaystana waa inay u arkaan in barina laga badin karo.

waa inay dawladu had iyo jeer dhiiri galisaa xaga ciyaaraha oo koobab badan u qabataa dhalinyarada ciyaarasaaan u arkaan dad wada saaxiibo oo mid kastaaba mid kale ee loo marti yahay maalintaa soo dhaweeyaa.
 
ciyaaruhu waa saaxiibtinimo is barasho is qadarin iyo guullo lagala qaado maqaalka maanta
hamse riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...