Marwadii Hore Ee Soomaaliya Oo Imaaraatka Ku Geeriyootay

0
Wednesday May 11, 2022 - 09:18:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwadii Hore Ee Soomaaliya Oo Imaaraatka Ku Geeriyootay

    "Xaawo Cabdi Samatar ayaa u dhaxday madaxweynihii hore ee Soomaaliya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xaawo Cabdi Samatar ayaa u dhaxday madaxweynihii hore ee Soomaaliya"

Madaxda Soomaaliya oo uu ku jiro madaxweynaha Federaalka, madaxweynayaal hore iyo madax kale oo kala duwan ayaa ka tacsiyeeyay geerida marwadii hore ee Soomaaliya.

 

Xaawo Cabdi Samatar ayaa u dhaxday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Cabdullaahi ayaa madaxweyne noqday sanadkii 2004-tii, wuxuuna xilkaasi ka dagay 2008-dii.

 

BBC


Loading...
Loading...