Qudbad Muuse Golahii Ka Yidhi, Kuma Qadeeynayno, Qiil U Doona Qiimahacuntada, Qaali Kor U Dhaaftay.
TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.
QIIQIYO ABAARA QABSADAY,QARANKA FAANAYA,
QADAR EBBAHEENO QORNA,QAAYIB NOQONWAA,
QOF KASTA KULAYL IYO QABAW,QAYBTIISU HELIYE,
QARNIGII ARBACADII ABAAR,UUNKII KALA QUUSTAY,
QABKIYU SHAQAYN WAAYAYO,QURUXI BEENAWDAY,
QALANAYE BAKAYLUHU AHAA,QADO MIDKAW FIICAN,
QOONKA TALINAYUN BAAN AHAYN,QALATADII BAASE,
QIYAASTAAN ARKAYO WAKHTIGU,WUU ISQORAYAYE,
QUUDKII LA CUNILAA,AYAA QAALINIMO DHAAFAY,
QIIMAHA CIRKA GAADHAY0,QURSIKII NAAROOWYE,
QOYSKII CASHEEYA CURAAC,UMA QORSHAYSTANE.
QODU TIRIYEY IIDAN AYUU,QUN UGU FAALEYEY[AHUN],
[QUDBAD MINISTAR RAADYAW KA YIDHI,KUMA QADEEYAN]
QUDBAD MUSE GOLAHII KA YIDHI,KUMA QADEEYNAYNO.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!