Qabyaaladan Qadhmuunba, Dadkii Qaarna Jecelyiine,Qarankay Gasha Baanlahayn, Qiime Lagu Dhaato

0
Monday May 09, 2022 - 08:24:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabyaaladan Qadhmuunba, Dadkii Qaarna Jecelyiine,Qarankay Gasha Baanlahayn, Qiime Lagu Dhaato

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],


TU KHAAS AHNA BAHDA B/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

QARANKIBA QAYBQAYBSO,QOONBA YOOM QORAYE,



QABYAALADII WAXAAD WADAAN,QAAYISKA AHAYDE,


QUN HADDA U FAALAYNAYSAN,QOONSIMAD MA LEH,


QOYSQOYSKAN LAGU FAANAYAN,MEESHA QABANAYN,


QABRIYADA TIRSADA WAXAYDIN HELI,QARAN DHISKENI,


QUWADASE JIRA AANAN RABIN,UUNKAN KALA QAADKA,


QORSHAHAN ISQABANEYN,HADDAN WADAR QIYAMEYO,


QARAN AYNU WADA LEENAHAAN,QAADAN KARA YAAYE,


QUDHUNIYO QABIIL HAYGU CELIN,QIILNA HA U FURINA,


QALQALOOCAY BEERTAYNA BADAY,QOMAMIYO CIILKAN,


QAYRKEEN BAY INAGA REEBTAYOOY,QOONTI NAGU TAAL,


QAARKEENA WAXAY DOONAYAAN,QURUX U YEELKEEDA,


QALIBIGA IYO UURKABA KA NACA,OO QARSADE SHEEGA,


KANA QAMAADE QAYBQAYBIYA,QARIYO BUUR SHEEGTE,


QALFOOFKEEDU QARANU KA URAY,QAALI NOQON WAYE,


QURAAN INAYNU SAARA HABOON,KII XIL QABANAAYA,


QANDHO IYO XANUUN BAY QABAAN,WAY QARSANAYANE.


                        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...