18ka May Waa Maalin Ku Weyn Somaliland Hanbaliyo

0
Monday May 09, 2022 - 08:10:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1078
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    18ka May Waa Maalin Ku Weyn Somaliland Hanbaliyo

    W/Q: Hamse Riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash.

Sida aad ka warqabtaan waxa fooda inagu soo haysa maalin weyn,somalilana  si gaara ugu suntan.

 

Maalintaas oo ahayd maalintii lagu dhawaaqay dibna loo iclaamiyay somaliland biritishku  xukumaayay,kuna yaacday somalia iyaga oo raadinaysay  riyo ahayd helitaan shan soomaali ah oo hal calin leh,taas oo ahayd riyo iyo jilbood aan wax ka run ahayn amaba rumoobin.

 

Maalintaas aan ka waramayaana waa 18Ka may oo dadka reer somalilana si khaas  ah ugu weyn.

 

Muddo ku dhow soddon sannadoodna waxa ay qabsadeen  wax balaadhan  allana ku manaystay nabad badan  taas oo ay ku dhaaftay cid walba.

 

Waxa ay dhisteen haykal, lacag ciidan dawlad iyaga oo maalinba maalinta xigta gaadhayay  kolba wax,taas oo ah dhanka  horu socodka.

 

Somaliland waxa ay gaadhay heer ay caalamkuna usoo jeestaan oo ay fiiriyaan kolba waxa ay samaysteen oo wanaaga,taa  oo ay ka caajiseen    wadanada lajaarkii in ay gaadhaan  heerka ay gaadheen reer somaliland.

 

Dalka haatana waxa uu marayaa  meeshii ugu fiicnayd anigoona Hanbaliyo u diraya dadka reer somaliland.

 

SannadkAn waxay u muuqataa in aad looweynayayo  18ka may

 

Xukuumada waan ugu hanbaliyaynanaa dadaalada iyo wax qabadada tirada lahayn ee ay wado

Hamse Riiraash.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...