Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dadka Aan Guursan Loo Aqoonsanayo Inay Naafo Yihiin…Akhriso Warbixintan

0
Saturday June 01, 2019 - 08:53:11 in News by
  • Visits: 3643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dadka Aan Guursan Loo Aqoonsanayo Inay Naafo Yihiin…Akhriso Warbixintan

    Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dadka Aan Guursan Loo Aqoonsanayo Inay Naafo Yihiin…Akhriso Warbixintan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Dadka Aan Guursan Loo Aqoonsanayo Inay Naafo Yihiin…Akhriso Warbixintan


Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO(World Health Organization) ayaa qeexid cusub u samaysay dadka lagu tilmaami karo inay naafo yihiin.

Photo: AP


Sida uu ku waramay wargeyska Telegraph ee dalka Ingiriiska, hay’adda WhO ayaa dadka naafada ah ku dartay dadka aan wali guursan ee kalinimada ku raagay.


Qeexitaanka cusub ee ay hay’adda Who u samaysay Naaf-nimada ayaa dadka u kala saaraysa kuwo lamaane isku jinsi ah, kuwa kala jinsi ah iyo kuwa isguursaday ee sugaya inay caruur dhalaan dhamaantood loo tixgelin doono isla markaana ay yeelan doonaan muhiimad la mid ah ta lamaanaha caadiga ah, kuwaas oo heli doona dhaqaalaha ay dawladu bixiso.


Loading...
Loading...