Warka Jooja Waaheen, Waxqabad Waafiyana Muuja, Weelka U Buuxsamidhawaan Wadhatadaa Baahan.

0
Saturday May 07, 2022 - 10:07:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warka Jooja Waaheen, Waxqabad Waafiyana Muuja, Weelka U Buuxsamidhawaan Wadhatadaa Baahan.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.



 

WEYNAHA ILAAH BAAN,WUXUU BIXIYO WAAYEYNIN,


WEELKA U BUXSAMI DHAWAN,WADHATADA BAAHAN,


WIIRSIGA CADAAWA KA HADHI,WIIGYO DABADOODE,


WERWERIYO WALAACBA KA JIRA,WAXA LA SIINAAYO,


WAX TARKEENUYUU NOQON,WAX YEEL KICIYA WAABAY,


WAAHEEN WAKHTIGAN RAACAYSO,WACANA WAGEERA,


WAABABKII KA QURUXWEYN HORO,WALACLE OO NUURTA,


WAREERKAN KA DHAWRO,U WADA WAAFINIMO HAWSHA,


ISWAYDAARIN AMAR WEECSAN IYO,WIIQBA KA ILAASHA,


WAAYEELNA WAA WADA INDHO,WAAB KA QARINMAAYO,


WASIIRADA IYO MAAYARKOOW,WADAR KU QOONDEEYA,


WARARKA SUUQA WEEDHA SOCDIYO,WERIYEYAAL QAADA,


WELIGEENBA WAAN LEENAHAYO,WAA WAX SOO JIRAYE,


WADADA TOOSANUUN HAYSTAYAAN,WEECAN GEEDIGUYE,


WAAJIBAADKA IDIN SAARANIYO,WADAJIRKAA GUUL LEH,


WEYNAHA LA KAASHADA WAXQABAD,WEHELKA DIINTENA.


                     ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...