Madaxtooyadii Somaliland Oo Bangiga Hortiisa Xaadh Xaadhaysa. Ma Dawladdii Hoosaa?

0
Wednesday May 04, 2022 - 16:27:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyadii Somaliland Oo Bangiga Hortiisa Xaadh Xaadhaysa. Ma Dawladdii Hoosaa?

    Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Hawlan Shaqo Aan Teedii Ahayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Hawlan Shaqo Aan Teedii Ahayn

Hargaysa (HWN) Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sheegay in xukuumadii Somaliland ee waxqabadka lagu sugayay ay ku mashquushay hawl aan ahayn tii loodoortay ee shacabku ka sugayeen.



Qaryaqaanka ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan:-

"Madaxtooyadan dalka dhan maamulkeeda laga sugayo ee khayriyadda Hargeysa ka dhamaan la'a eega. Wakaaladdii biyaha oo garoon kubadeed dhisaysa ama ciid u diyaarinaysa. Ma wasaaraddii ciyaarahaa mise waa tii diinta iyo awqaafta? Madaxtooyadii oo bangiga hortiisa xaadh xaadhaysa. Ma dawladdii hoosaa? Hada Jamhuuriyadda dhan ayaa xil ka saaran yahay oo warkeeda laga sugayaa. Warka u wayn ee la hayaana waa meel boqol mitir malaha leeg oo marmar la dhigay.


Xafiis walba waxa uu u xilsaaran yahay ayaa lagala xisaabtamayaa if iyo aakhiroba." Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa sidaas qoray.

Loading...
Loading...